Ganacsato iyo Odayaal kasoo jeeda KG oo Garawe xaflad ugu sameeyay Aadan Madoobe (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan qaar kamida wafdigiisa ayaa ka qeyb galay xaflad soo dhaweyn ah ay u sameeyeen odayaasha dhaqanka, ganacsatada, dhalinyarada iyo haweenka ku nool magaalada Garoowe ee ka soo jeeda deegaannadda Koonfur Galbeed. Ganacsatada iyo Odayaasha dhaqanka ee ku nool deegaannada … Continue reading Ganacsato iyo Odayaal kasoo jeeda KG oo Garawe xaflad ugu sameeyay Aadan Madoobe (Sawirro)